Wasiirka Arrimaha Dibadda oo wadahadal labo geesood ah kula yeeshay Baku dhiggiisa Azerbaijan
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah wadahadal mirodhal ah kula yeeshay magaalada Baku , Wasiirka Arrimaha Dibadda Azerbaijan, Mudane Jeyhun Bayramov....
Read more











