Xoojinta Nabadgelyada goobaha doorashooyinka loo asteeyay oo laga wada hadlay “SAWIRRO”
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Farxaan Cali Axmed ayaa kulan looga hadlayay xoojinta amniga goobaha doorashooyinka la qaatay hay’adaha iyo wakiilada dalalka Soomaaliya ka taageero dhanka amniga....
Read more











