Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray xerada Dhaan karoone ee duleedka Gelinsoor “SAWIRRO”
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” ayaa maanta tababar u soo xiray ciidanka Daraawiishta Galmudug ee ku sugnaa xerada Dhaan karoone ee duleedka magaalada Galinsoor. Madaxweynaha Galmudug...
Read more











