Dhul giriir sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay dalka Turkiga
Ugu yaraan 6 ruux ayaa geeriyootay 200 oo qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii dhul gaririir cabirkiisu yahay 6.6 maanta oo Jimca ah uu ku dhuftay Gobolka...
Read moreUgu yaraan 6 ruux ayaa geeriyootay 200 oo qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii dhul gaririir cabirkiisu yahay 6.6 maanta oo Jimca ah uu ku dhuftay Gobolka...
Read moreIsku imatinkaani ayaa ahaa mid lagu weyneynayay dhalashada suubanaheena Muxammad NNKH ayaa waxaa soo Agaasimay culimada Masjidka Al Nuur ee magaalada Cadaado. Inta ay socotay xafladda quruxda badan ayaa waxaa...
Read moreMunaasabaddan oo aheyd mid lagu maamusayay xuska dhalashada Xabiibkeenna Muxammad NNKH ayaa lagu qabtay Masjiddu Raxma oo ku yaalla xaaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Munaasabadda ayaa waxaa soo qaban qaban...
Read more- Fanka waxay ku bilawday Askarinimo waxayna ka mid ahayd kooxdii ciidanka xoogga dalka 1964. - Labo mar ayaa Dowladdu bari-samaadkii ku abaal marisay doorkeeda wadaniyadeed iyo sida ay dalkeeda...
Read moreThe Federal Government of Somalia deeply regrets any violation against the faith and sanctity of the Muslim people, including insults to Prophet Muhammad (PBUH) under the pretext of freedom of...
Read moreShirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu meel mariyey ku talagalka Miisaaniyad sanaddeedka Dowladda ee 2021 oo ay qeyb ka tahay qarashka doorashada iyo sharci ahaanta dhammaan go’aammadii ay...
Read moreMagaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, isla markaana xarun KMG u ah dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa maanta lagu soo gabo gabeeyay kulan ay isugu yimaadeen Madaxda Wasaaradaha Xanaanada...
Read moreBanaanbax lagu weyneynayey dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) isla markaana looga soo horjeeday Aflagaadadii loo geystay ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Isu soo baxaan oo ay ka soo qeyb galeen culimaa’udiin...
Read more3 qof ayaa ku dhimatay magaalada NICE ee koonfurta dalka Faransiiska kaddib markii nin uu tooreey weeraray goob kaniisad ah. Ninka weerarka geystay ayaa ku qeylinayay Allahu Akbar sida ay...
Read moreHay’adda socdaalka ee Qaramada Midoobe IOM ayaa sheegtay inay caawiyeen 39 qof oo Soomaali ah, kuwaas oo ka soo laabtay dalka colaada ay la degtay Yemen . Dadkan ayaa ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho