Akhriso War-murtiyeedka ka soo baxay Madasha Wadatashiga Qaranka
Akhriso War-murtiyeedka ka soo baxay Madasha Wadatashiga Qaranka ee ka qabsoomay Muqdisho 6-7 May 2025.
Read moreAkhriso War-murtiyeedka ka soo baxay Madasha Wadatashiga Qaranka ee ka qabsoomay Muqdisho 6-7 May 2025.
Read moreWasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ahmed Macalim Fiqi ayaa maanta la kulmay Danjire Harriet Mathews, Agaasimaha Guud ee Arrimaha Afrika iyo Americas ee Xafiiska Arrimaha Dibadda Dawladda Ingiriiska....
Read moreDanjiraha Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Indonesia Danjire Dr. Faysal Axmed Salad ayaa laga guddoomay warqadaha aqoonsiga munaasabad ka dhacday Madaxtooyada Dalka Indonesia. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Indonesia Mudane Prabowo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay Jeneraal Michael E. Langley, oo ah Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM), ayagoo ka wada...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Shirkan oo qeyb ka ah gogoshii Qaran...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoyska, ehelka, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid AUN Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax. Madaxweynaha...
Read moreWasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Aadan Geesood, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, iyagoo ka wada hadlay...
Read moreWasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku wareejiyey Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir oo wakiil ka ah Xildhibaannada deegaannada ay howlgalladu ka socdaan deeq Daawo ah oo...
Read moreHowlgal uu hoggaaminayey Taliye ku xigeenka NISA ee Gobolka Shabelaha Hoose Gashaanle Maxamed Xaaji Muqtaar (Gacmadheere) kaasoo ujeedkiisa ahaa xaqiijinta amniga deegaanka Ceelasha biyaha ayaa saqdi dhexe ee xalay laga...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan miro-dhal ah magaalada Algiers ee caasimadda dalka Algeria kula qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Algeria,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho