Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dalka Switzerland uga qeybgalaya shirka dhaqaalaha Adduunka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeybgalaya shirka Madasha Dhaqaalaha Adduunka kaasi oo ka furmi doono Dalka Switzerland. Shirka oo ay ka qeybgali doonaan hogaamiyaal...
Read more