9 ruux oo ka bogsatay cudurka COVID-19 ayaa laga bixiyay Isbitaalka Martiini, kuwaasi oo helay adeeg caafimaad oo tayo leh....
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 229...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 257...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa dood ku saabsan dhageysiga Dadweyne ee Miisaaniyadda Qaranka sanadka 2021, kaasi oo...
Dood ku saabsan ka qeybgalka Haweenka, Dhaliinyarada iyo naafada ee Doorashooyinka dalka.
Dhageystayaal kusoo dhowaada Barnaamij ku aadan xaqiijinta doondada Haweenka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo aad kala socotaan Radio Muqdisho...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo looga hadlayo Marxuum Cumar Carte Qaalib Ra'iisul Wasaarihii...
Tan iyo waagii John Adams uu ka talinaayay Mareykanka (1797 – 1801), toban Madaxwayne ayaa ku guul darraystay inay xilligoodi...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Dood Furan oo ku saabsan Xeerka Dhismaha Hay'adda Naafada Qaranka Oo Lagu...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho