Ciyaartoyda Xulka qaranka ciyaaraha fudud ayaa maanta ka Ambabaxay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde iyaoo kusii jeeda dalka Congo oo ay...
Tartanka kubadda cagta ee lagu soo gabo gabeynayay tartan soo bilowday 1-dii August ee sanadkan ee loo qabtay cayaartooyda17-ka degmo...
Orodyahan Mo Faarax oo Heysta dhalashada Britishka, Isal marahaana Isal ahaantiisu ka soo jeeddo Soomaaliya oo ka qeybgalaya Tartanka Oradka...
Tartanka Kubada cagta ah degmooyinka gobalka Banaadir oo si habsami leh uga socda garoonka kubadda cagta ee Banaadur Stadium ee...
Tartanka Kubada cagta ah degmooyinka gobalka Banaadir oo si habsami leh uga socda garoonka kubadda cagta ee Banaadur stadium ee...
Tartankani Kubada cagta ah ee degmooyinka gobalka Banaadir ayaa waxaa furay Guddoomiye ku-xigeenka siyaasada ee Maamulka gobalka, iyadoo ay kasoo...
Jaamacada Jamhuuriya ayaa ku guuleysatay Koobka Midowga Ardayda Jaamacadaha Soomaaliyeed kadib kulankii kama dambeysta ah ee ay la cayaareen Jaamacadda...
Munaasabad si heersare loo soo agaasimay ayaa ka dhcaday xarunta xiriirka Soomaaliyeed kubadda Gacanta, iyodoo goobjoog ay ahaayeen mas’uuliyiinta...
Kooxda Heegan ee dalkeena Soomaaliya ayaa maanta kulankeedii ugu horeeyay la cayaartay kooxda Lydia Ludic ee dalka Burundi, kaasi oo...
Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho