Tartan kubadda cagta ah oo ku saabsan soo nooleenta Isboortiga iyo Farshaxanka ayaa ka furmay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka...
War hadda soo dhacay ayaa ku waramaya in Xidigga Kooxda Tottanhame iyo Xulka Qaranka Dalka Togo Adebayor uu qaatay Diinta...
Cayaarahan oo socon doono inta lagu guda jiro Bisha Ramadaan ayaa waxaa wada cayaari doono sideed kooxood oo ka kala...
Guddiga furlinta Soonka shanaad ee Gos ayaa kulan ay uga doodayaan dastuur uu yeelanayo Soonka ka ku yeeshay magaalada muqdisho,...
Tartankan isboorti oo loogu tala galay in lagu xoojiyo isdhexgalka bulshada iyo nabadda isla markaana socon doono muddo 3 cisho...
Waxaa magaalada Amsterdam ee Wadanka Netherlands lagu soo gaba-gabeeyay Cayaaraha xilliga xagaaga ee HIRDA AFT Summer Cup 2015, kaasi oo...
Koobkan waxaa markiisii ugu horeysay la qabtay sanadkii 1955-56,waxaana ilaa sanadkii 1992-dii lagu magacaabi jiray European Cup ama European Champions'...
Kooxda Barcelona oo ka socotay dalka Spain ayaa markii shanaad ku guuleysatay koobka naadiyada yurub ee Champions League-ga ee sanadka...
Cayaartooyda Kubadda Kollayga ee matalaya magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu wadaa in ay u amba baxaan caasimada Daara-salaam ee Wadanka Tanzania,...
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda FS ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha iyo Hoggaamiye Ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Liibaan Axmed Xasan iyo Abdiwali...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta ku dhawaaqay natiijadii doorashada Galmudug oo uu ku guuleystay Mudane...
Guddoomiyaha Shacabka Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa guddiga ka dhageystay talooyin wax-ku-ool ah iyo aragtiyo muhiim ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho