Kulamada ka tirsan is reebreebka koobka adduunka ee 2018 lagu Wado in lagu qabto dalka Ruushka ayaa kulamo ka tirsan...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada kulankii kubadda gacanta ee dhexemaray gabdhaha Horseed iyo Heegan ee kala...
Tartanka kubadda cagta ee ciyaartoyda da’yarta kooxaha heerka koowaad oo si habsami leh uga socda garoonka Banaadir Stadium ee degmada C/casiis,waxaana ...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku tagay...
Jaamacadda SIU ayaa maanta u dirtay Jaamacadda Umu-durmaan ee dalka Sudan, kuwaasi oo tiradoodu gaarayso sagaal Arday, oo sanadkii ugu...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Isboortiga iyo dhallinyarada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Aadan Dhuubow oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda...
Koobkaan loogu magacdaray Isdhexgalka Booliska Soomaaliyeed iyo Bulshada Gobalka Hiiraan ayaa waxaa furay taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen Mukhtaar...
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta, ayaa hambalyo u diray guddiga garsoorka, kaddib markii ay muujiyeen shaqo wanaag dalka iyo dibad...
Xafladan qado sharafta ee lagu sagootinayey ciyartooyda xulka Qaranka Soomaliyed ee kubadda cagta oo ay soo qaban qaabiyeyn mas’uliyiinta xirirka...
RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...
RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho