Kooxda Newcastle United ayaa waxaa garoonkeeda St. James' Park 1-2 uga badiyay kooxda Arsenal. Ciyaaryahan Olivier Giroud ayaa qeybtii hore...
Kooxda Manchester City oo kaalinta labaad uga jirto horyaalka ingiriiska ayaa garoonkeeda Etihad Stadium 3-0 uga badisay kooxda West Bromwich...
Waxaa goor dhow lagu dhawaaqay isku aadka quarter finalka koobka UEFA Europa League-ga ayaa goor dhow lagu dhawaaqay. Kooxaha u...
Isku aadka quarter finalka koobka Champions League-ga ayaa goor dhow lagu dhawaaqay, Kooxaha Atletico Madrid iyo Real Madrid oo ka...
Kooxda Inter Milan ayaa waxaa lugtii labaad ee koobka Europa League-ga garoonkeeda San Siro 1-2 uga badiyay kooxda Wolfsburg. Kooxda...
Kooxda Dynamo Kyiv ayaa garoonkeeda 5-2 uga badisay kooxda Everton oo ka socotay dalka ingiriiska. Kooxda Dynamo Kyiv ayaa goolka...
Kooxda Barcelona ayaa u soo baxday quarter finalka koobka Champions League-ga,ka dib markii ay garoonkeeda Camp Nou 1-0 uga badisay...
Kooxda Atletico Madrid ayaa u soo baxday quarter finalka koobka Champions League-ga,ka dib markii ay garoonkeeda Vicente Calderon rigoorayaal 3-2...
Kooxda Monaco ayaa u soo baxday quarter finalka koobka Champions League-ga,inkastoo garoonkeeda Stade Louis II ay 0-2 uga badisay kooxda...
Kooxda Roma ayaa waxaa garoonkeeda Stadio Olimpico 0-2 uga badiyay kooxda Sampdoria. Kooxda Sampdoria ayaa waxaa qeybtii danbe ee ciyaarta...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...
RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho