Kooxda Arsenal ayaa xajisatay kaalinta sedaxaad ee horyaalka ingiriiska,ka dib markii ay garoonkeeda Emirates Stadium 2-0 uga badisay kooxda Everton....
Kooxda Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield 2-1 uga badisay kooxda Manchester City. Kooxda Manchester City ayaaa iska qasaarisay fursad ay ugu...
Kooxda Granada ayaa waxaa garoonkeeda Estadio Nuevo Los Cármenes 1-3 uga badiyay kooxda Barcelona. Kooxda Barcelona ayaa waxaa sedaxda gool...
Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford 2-0 uga badisay kooxda Sunderland. Garsoorihii ciyaarta Roger East ayaa daqiiqadii 64-aad ee...
Kooxda West Ham United ayaa waxaa garoonka Boleyn Ground 3-1 uga badiyay kooxda Crystal Palace. Ciyaaryahan Glenn Murray ayaa labadii...
Waxaa goor dhow lagu dhawaaqay isku aadka kooxaha u soo baxay wareega 16-ka ee koobka Europa League-ga. Lugta koowaad ee...
Kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga ayaa heshiis shan sano ah oo bilaabanayo xili ciyaareedka soo socda...
Kooxda Liverpool oo ka socotay dalka ingiriiska ayaa ka hartay koobka labaad ee qaarada yurub ee Europa League-ga,ka dib markii...
Kooxda Arsenal ayaa waxaa lugtii koowaad ee koobka Champions League-ga garoonkeeda Emirates Stadium 1-3 uga badiyay kooxda Monaco. Boqorka Monaco...
Kooxda Manchester City ayaa lugtii koowaad ee koobka Champions League-ga waxaa garoonkeeda Etihad Stadium 1-2 uga badiyay kooxda Barcelona. Ciyaaryahan...
RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...
RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho