Kooxda Real Madrid ayaa afar dhibcood ka dhigtay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka Spain ee La Liga,ka dib markii ay...
Kooxda Southampton ayaa waxaa garoonkeeda St Mary's 0-2 uga badiyay kooxda Liverpool. Kooxda Liverpool ayaa bilowgii ciyaarta gool kaga naxsatay...
Akhristayaasheena sharafta leh, waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada gabadhaha da'yarta kubadda cagta ee Jabuuti oo xalay u soo gudbay...
Kooxda Hellas Verona ayaa garoonkeeda Stadio Marc'Antonio Bentegodi barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Roma. Kooxda Roma ayaa goolka la...
Kooxda Tottenham Hotspur ayaa garoonkeeda White Hart Line barbardhac 2-2 ah kua gashay koxda West Ham United. Kooxda West Ham...
Kooxda Atletico Madrid ayaa sedax dhibcood u soo jirsatay kooxda Barcelona,ka dib markii ay caawo garoonkeeda Vicente Calderon 3-0 uga...
Kooxda Manchester City ayaa garoonkeedq Etihad Stadium ku xasuuqda oo 5-0 uga badisay kooxda Newcastle United,waxana ay shan dhibcood u...
Kooxda SC Paderborn ayaa waxaa garoonkeeda Energieteam Arena ku xasuuqay oo 0-6 uga badiyay kooxda Bayern Munich. Ciyaaryahan Robert Lewandowski...
Kooxda Barcelona ayaa waxaa garoonkeeda Camp Nou 0-1 uga badiyay kooxda Malaga. Ciyaaryahan Juanmi ayaa daqiiqadii todobaad ee ciyaarta goolka...
Kooxda Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Burnley. Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxaana...
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud....
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho