Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan Dood furan, kaasi oo looga hadlayay...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo si toos ah Warbaahinta Qaranka ugala...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo gaaray Degmada Baraawe ee xarunta Maamulka K/galbeed ayaa waxaa...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Munaasabadda tababarka loogu soo xirayey cutubyo katirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ciidanka Danab waxaa ka qeyb galay saraakiil...
Mogadishu, 27 August 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Xafllad si heer sare ah Maamulka Jaamacadda SIU usoo qabanqaabiyay ayaa maantay lagu qabtay Muqdisho. Xafladaan oo ay kasoo qayb...
Daawo sawirada arday ka qalin badalatay Machadka Al-imra, kuwaasi oo bartay culuumta qeybaheeda kala duwan. Sawir Qaade:- Fahad Cabdi Gaas
Kulan aqooneed aad u balaaran oo lagu baranayay daryeelka Af-Soomaaliga iyo kaalinta ay Hooyada ka qaadan karto horumarinta Afka ayaa...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...
Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho