Wafdigan uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ay wehiliyeen Wasiirka...
Kulan looga hadlayay doorka Hay’addaha Samafalka ee hoostaga Ururka iskaashiga Islaamka ay uga qeyb qaadan lahayeen gargaarka deg dega ah...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkgu soo gudbineynaa sawirada kulamadii maanta ilaa caawa ka socday magaalada Garoowe ee xarunta gobolka...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij ka hadlay dib u howlgelinta Telefishinka Qaranka, oo ku beegan 4-ta...
Mogadishu – 2 Apriil, 2016: Horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda argagixisada ee Al-Shabaab, ayaa lagu dilay howl-gal si wadajir...
Mogadishu, 02 April 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo...
Barnamijka kulanka todobaadka oo maalin walbaa oo Jimco ah aad kala socotaan warbaahinta Dowladda, gaar ahaan Telefishinka Qaranka iyo Radio...
Bangiga Premier ee Somalia, ayaa markii ugu Horreysay taariikhda keenay Somalia adeeegga kaararka ee VISA, taasoo la jaan-qaadaysa siyaasadda Bangiga...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho