Asaaskii xisbigii Legada (SYL) oo Soomaaliya u horseeday gobanimada iyo madaxbanaanida,waxay guud ahaan dadka Soomaaliyeed u ahayd daruur roobaad oo...
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Danjire Donald Yamamoto oo wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay taageerada Mareykanka uu...
Waxaa magaalada Muqdisho iyo guud ahaan gobollada dalka waxaa ka socda qabanqaabada xuska Todobaadka xoriyaadda Soomaaliya, todobaadkan wuxuu kulmiyaa maalmaha...
Allaha u naxariistee Xuseen Ceelaabe Faahiye, waxaa uu ku dhashay magaalada Seylac ee gobolka Awdal, halkaas ayuu ka bilaabay waxbarashada,...
Kooxaha ayaanka daran ee Al-Shabaab ayaa iyadoo laga soo baxayo Salaaddii Jimcaha ee maanta Masjidka hortiisa ku toogtay Wiil dhalinyaro...
Waa Kitaabkii Alle ee uu akhrisanayay Allaha u naxariistee Nabaddoon Ibraahim Cariif oo ay shalay galab masjid ku yaalla Xaafadda...
Marxuumad Faadumo Cali Raage oo gudaneysa waajib Qaran Faadumo Cali Raage, oo ku caan ahayd Faay Cali, waxa ay ahayd...
25-kii bishii April ee sanadkan ayaan booqday ‘Garoonka Caalamiga ah ee Beijing Daxing’ oo bartamaha magaalada uga beegan dhanka koofur...
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa cilmi-baarisyo heerkoodu sarreeyo kala qeyb qaadatey qaar ka mid ah Jamacaddaha ugu waaweyn dunida Imisa...
Dhacdo aad ay uga xumaadeen Muslimiinta Caalamka iyo dad kaleba ayaa shalay oo Jimco ah ka dhacay Dalka Newzland, kaasi...
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Muqdisho ku saxiixay buugga tacsida ee...
Drs Nasra Cabdisamad ayaa si qoto dheer u sharaxday muhiimadda hal-ku-dhigga loo doortay sanadkan ee xuska Maalinta Caalamiga ah ee...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho