Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Daah-furay Shirka dibu-eegista Mashruuca JPLG iyo Qorshaha Sanadka 2023. Kulanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Fardowsa Cismaan Cigaal, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Dawladda Marekanka...
Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane. Ahmed Mathoobe Nuunow (Ahmed Baashi) Oo ku wehliyo Wasiir...
Guddoomiyaha Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa safar shaqo maanta ku tagay magaalada Dhuusamareeb. Garoonka diyaaradaha magaalada...
Shirka Madasha Aragti Wadaagga ee Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage, ayaa maanta ka furmay magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti...
Dowladda Norway oo Dowladda Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan $30 Milyan oo doollar oo loogu tala galay horumarineed Mashaariicda. Munaasabad...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee dowladda Norway...
Masuuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa garoonka diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay ciidamo ka qeyb qaadayana Xoraynta Degmada Xarardheere ee Gobolka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha la doortay ee degmada Cabudwaaq iyo ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay adeegsaneyso dhammaan awoodaha diblomaasiyadeed, iskaashiga caalamiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa si rasmi ah uga furmay, Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho