Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xafiiskood Aqalka Sare ugu yeeray...
Diyaarad kuwa sida joogtada ah qaadka Meerowga ah uga keena dalka kenya, ayaa maanta ku burburtay Garoonka Ku Meel Gaarka...
Gudoonka Golaha Aqalka Sare, ayaa Ka Qayb Galay Munaasabad ay Xilka Ku Kala Wareegayeen Xogayihii hore Aqalka Sare iyo Xogheyaha...
Shirkada Somalia Awards,Ayaa Xaflad ay qabatay Sanadkii labaad waxay abaalmarin siisay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay...
Wadatashiyadii shirkii dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed uu ku baaqey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Adan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maalmahan ka...
Maxkamadda Ciidamadaqalabka sida ayaa xukunno kala duwan ka soo saartay Koox lagu soo eedeeyay Argagixisanimo, kuwaasi oo kawada shaqeeyay dilal...
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, ayaa Jimcihii shalay, markale dib u dhigay go'aan ku saabsan aqbalida matalaadda Urururada...
Magaalada Dhuusamareeb waxaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen dufcadii ugu horeysay ee dhalinyarada dib uga soo laabatay fikirka xagjirka...
Madaxweynaha Tatarstan Rustam Minnikhanov oo ka tirsan Federaalka Ruushka ayaa kulan sagootin ah u sameeyay wufuud ka kala socotay dalalka...
Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg, ayaa ku sheegay wareysi uu siiyay wakaaladda wararka France-Presse, Jimcihii, in Ruushka uu isku...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta soo gebagabeysay tababar muddo 14 maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...
Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho