Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Aqalka Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ka socday hayโadda ICRC oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda Dowlad Goboleedka Puntland oo looga hadlay todobaadkan...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane, Hamza Cabdi Barre ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dadka qaba baahiyaha gaarka...
November sanadkii tegay bartamaheedii ayay ciidamada Amniga ka soo xeraan xaafadda Oodweyn ee degmada Dayniile Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed Yarow oo...
Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha Galmudug oo ka fal-celineysa abaaraha baahsan iyo biyo yarida kajirta deegaanada Galmudug ayaa qodista ceel...
Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo ย nabad sugidda maamulka Jubbaland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal wada jir ah...
Guddoomiyaha Jaamacadda Somali International University - SIU mudane ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ iyo Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca cilmibaarista iyo horumarinta (Research...
Waxaa maanta garoonka Aadan Cadde booqasho indha-indheyn ah kutagay Maareeyaha Guud ee hayโada Tayo-dhawrka Soomaaliyeed mudane Burhan Iman oo ay...
Xarig jarka mashruucan lagu soo saarayo calafka xoolaha waxaa ka qaybgalay Xildhibaan Cabdirashiid Xidig, Wasiiro ka tirsan Galmudug, maamulka degmada...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka maamulka Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...
Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho