Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Cabdulqaadir Maxamed Aadan ayaa maanta magaalada Garowe ka furay shirka dib-u-eegista Mashruuca Biyoole, kaasoo...
Guddiga Xallinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa shaaciyay in hanaanka loo maamuley Doorashada kursi lanbar HOP#239 uu yahay mid sax ah oo...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Garaoorka Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Fiidow ayaa maanta soo xiray tababar muddo 6-maalmood ah magaalada...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee arrimaha Afrika...
Shil gaari oo sababay dhimashada seddex ruux iyo dhaawacyo dhowr ah ayaa ka dhacay inta u dhaxeyso deegaanada Dalwayn iyi...
Abaanduulaha guutada 10aad qeybta 43aad G/dhexe Cismaan Sheikh Cabdi Qorax oo kusugan magalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa kulan la...
Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta Sare ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Caabi Xasan ayaa ka qeyb galay...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed munaasabadda 82-guurada...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Waxbarashada,Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wargelisay waalidiinta iyo bahda waxbarashada, in ay hakisay...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay ururrada siyaasadda ee u tartamaya...
RADIO MUQDISHO:-Xarunta Tababarka Janaraal Kaahiye waxaa haatan ka socda munaasabadda xuska sanad-guuradii 82-aad ee aasaaska Ciidanka Booliska, waxaana goobta ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho