Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ayaa kulan layeelatay Dowladaha Deeq bixiyayaasha Caafimaadka, shirka ayaa looga wada hadlay qorshaha Wasaaradda Caafimaadka...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta si rasmi ah u furay...
Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa Kulan la yeeshay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya. U jeedka kulanka ayaa ku...
Wafdigaan oo isugu jiray Mas’uuliyiin ka soctay Wasaaradda Gargaarka maareynta masiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo hay'adaha U-ka oo...
Muqdisho, 25 November 2021; Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 46 ee November 25, 2021 kuna...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadabaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudan Isxaaq Xaashi Jimcaale, ayaa maanta furey ololaha...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland. kulanka oo uu...
Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayey...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Cambaareeyey Qarixii ismiidaaminta ahaa ee saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho....
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho