Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa maanta agabkii Doorashada Gollaha Shacabka ku wareejiyay Guddiyada Doorashooyinka Somaliland (SEIT) iyo Banaadiriga (SEIT)....
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Qorshaynta Qaranka, ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee dowlad Gobaleedka Jubbaland, kuwaas oo u tegay diyaarinta...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fowziya Abiikar Nuur ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa...
Agaasimana Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur ayaa saaka ku soo dhaweeyay xarunta dhexe Wafdi...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal , ayaa agabkii Doorashada Gollaha Shacabka u kala diray deegaannada Dowlad Goboleedka Galmudug ee...
Magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool maanta oo Sabti ah, waxaa lagu qabtay isu soo bax Roob-doon ah iyadoo boqolaal...
Dagaallo maanta ka dhacay jiidda koonfureed ee gobolka Ma’rib oo u dhexeeyay Ciidamada Yeman iyo maleeshiyaadka Xuutiyiinta, ayaa lagu warramayaa...
Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saddex carruur ah ay ku geeriyootay, halka saddex kale...
Senator Cabdi Cusmaan Xareed, ayaa ku guuleystay kursigii ugu danbeeyay doorashada Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kadib markii...
Lataliyihii mudada dheer ee madaxweynihii hore maraykanka Donald Trump, Mr Stephen Bannon ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu diiday...
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...
RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho