Ololeeyeyaasha iyo siyaasiyiinta ayaa si taxadir leh u soo dhaweeyay baaqa Mareykanka iyo Shiinaha oo ah iskaashiga wax ka qabashada...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar howleed ku tagay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Ra’iisul...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa maanta kula kulmay magaalada Kigali ee Dalka Rwanda dhigiisa Maxkamadda Sare ee Rwanda Dr....
Madaxa Golaha Sare ee Dawladda Liibiya, Khaled Al-Mashri, ayaa la kulmay hoggaamiyeyaasha kooxaha hubaysan si uu ugu boorriyo inay diidaan...
Shirka xoojinta iyo iskaashiga Wasaaradaha Ganacsiga iyo Warshadaha heer Federaal iyo heer Maamul Goballeed ee Soomaaliya oo uu maanta furay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shahaaddada duulimaadyada hawada iyo ruqsadaha duuliyenimo Guddoonsiiyay shirkadda diyaaradaha ee...
Dowladda Soomaaliya iyo Urur gobaleedka IGAD ayaa maanta Muqdisho ka daah- furay kulan aqoon –iswaydaarsi looga hadlayo warbixnta horumarinta dhaqaalaha...
Madaxweynaha Dowladda gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen(Cali Guudlaawe) ayaa maanta hooygiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud Qaramada...
Cusmaan Caddow Xaaji, oo ka tirsana maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa Maanta Isku soo dhiibey Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ee kusugan Degmada...
Wafdiga ay hogaamineyso Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar...
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...
RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho