Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan la qaatay Tiina Intelmann oo ah Danjiraha Midowga...
Aqoonyahannada Galmudug Qaar ka mid ah ayaa kulankan ka soo qaybgalay waxaana looga hadlayey Doorka Aqoonyahanku ku lee yahay Arimaha...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta daahfuray Kulanka wadatshiga siyaasada Waxbarashada...
Munaasabad ay soo qabanqaabiyeen Midowga Africa iyo UNESCO ayaa ka dhacday magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Ethiopia, waxaana ka qeybgalay...
Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo fasaxday shaqaalaha.War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah ubadka Marxuum Maxamed...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyohorumairnta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaiya ayaa maanta ka daahfurtay magalaada Dhuusamareeb Shir wadatashi ah oo ku saabsan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Wafdigii Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ku matalayay...
war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxeynaha Dowlad gobaleedka Galmud ayaa lagu yiri: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Markuu...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho