Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Cabdiraxmaan Cabdi Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay...
Sida laga soo xigtay afhayeenka Arrimaha Dibedda ee Midowga Yurub Peter Stano, waxaa maanta magaalada Brussels, ku kulmi doonaan Cali...
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ayaa la wareegay gacan ku haynta goobihii ay maalmahan ka dagaallamayeen maleeshiyaadka Kooxda...
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo agaasimay kulan fogaan arag ah oo ku saabsan abaaraha ka jira dalka,...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddiyada Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed Mudane Yuusuf Cabdulqaadir Maxamad ayaa Radio Muqdisho uga waramay qabanqaabada Doorashada Golaha Shacabka sida ay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shacabweynaha Puntland gaar ahaan bulshada magaalooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ugu...
SIimInaar loogu kuurgalayey qaabka korjoogayaasha uga qayb qaadanayaan hufnaanta Doorashooyinka Dalka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho; iyada oo ay...
Safiirka dalka Switzerland ee Soomaaliya Valentin Zellweger oo ay wehelinayeen Agaasimaha iskaashiga geeska Africa Thomas Oertle iyo lataliyaha maamulka iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Wasiirka Amniga gudaha ayaa kormeeray xarunta Hay’adda Nabad...
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...
RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho