Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta ka qeyb-galay shirka...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka mid ah Wafdiga uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaare ku xigeenka...
Agaasimaha Maamulka iyo Maliyadda ahna Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khadar Cabdulaahi...
Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir 2021 ayaa si hansami leh uga socdo garoonka Wiish Degmada C/casiis ee...
Xubno ka mid ah Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Abukaate Mowliid Mataan Salaad oo...
Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Bashir Muuse ( Cirro) ayaa maanta kulan la qaatay...
Xubno ka mid ah Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa...
Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntlnad oo kaashanaysa Wasaaradaha Caafimaadka iyo Caddaalada ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey shirka u...
Shirka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Qurba joogta Hirshabeelle ayaa maanta ka furmay magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Kulanka...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho