Mark Zuckerberg Milkiilaha Shirkadda Facebook ayaa qasaaray $6 billion oo dollarka Mareykanka ah saacado yar gudahood kadib markii ay...
Aaladaha Facebook, Instagram, WhatsApp iyo Messenger ayaa mar qura hawada ka baxay kadib markii ay ku timid cilad, taasi oo...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ka qayb galay Munaasabadda caleemo-saarka Xukuumadda Cusub ee Itoobiya...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Guddi kumeel gaar ah u saaray wax u qabashada...
Doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare ku matali doono Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu soo gabogabeeyay magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle....
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan looga hadlayey kala warqaadasho Xaalada Degmada, u diyaar...
Wafdi ka socda hay’adda UNICEF ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta dhexe ee Wasaaradda caafimaadka Puntland, waxaana xafiiskiisa ku qaabilay...
Senator Cali Shacbaan Ibraahim ayaa loo doortay inuu noqdo Mudane ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad ee dalka....
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta kormeer ku tegay Waasaradda Maaliyadda dowlad Goboleedka Galmudug, halkaas...
RADIO MUQDISHO:-Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Madey nurey sheikh ufurow, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay...
RADIO MUQDISHO(BEIJING):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdigataax Qaasim Maxamuud, oo magaalada Beijing ee xarunta dalka...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho