Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa maanta la kulmay dhiggiisa Dalka...
Munaasabad lagu daah furayo ololaha wacyigelinta iyo talosiinta bulshada COVID-19 oo ay ka qeyb galeen maamulka degmada iyo Ururada Bulshada...
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la qaatay xubno...
Waxaa Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud lagu qabtay kulan ay soo Agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug, kaas oo...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, oo maanta ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka Istaraatijiyadda Isbedelka...
Munaasabadaan oo uu soo agaasimay Guddiga dhaqaalaha Qaranka Soomaaliya ayaa diiradda lagu saarayay qorsheynta kobaca dhaqaalaha Soomaaliya 30-ka sano ee...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Soomaaliya ayaa Qoraal ay maanta soo saartay ku sheegtay in ay wasaaradda dadaal dheer...
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta ka...
Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan...
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Maamul goboleedka Hirshabeele ayaa shaaciyay in maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 04/10/2021 Ladooran doono labadii...
RADIO MUQDISHO:-Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Madey nurey sheikh ufurow, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay...
RADIO MUQDISHO(BEIJING):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdigataax Qaasim Maxamuud, oo magaalada Beijing ee xarunta dalka...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho