Wasiir Dowlaha ahna Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Galmudug Mudane Axmed Xasan Cali (Axmed-dheere) ayaa tababar u...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayey Maalinta Cunnada Adduunka iyo Maalinta Beeraleyda Soomaaliyeed Mas’uuliyiinta...
Taliyaha Booliska Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Gaashaanle Dhexe Cabdifitaax Bashiir oo Booliska Garoonka kula dardaarmay inay dardargeliyaan Adeegga...
Mas'uuliyiin ka socota Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, dhakhaatiir iyo qaar ka mid ah xubnaha bulshada ee u dhaqdhaqaaqa nadaafada ayaa magaalada...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan la qaatay Tiina Intelmann oo ah Danjiraha Midowga...
Aqoonyahannada Galmudug Qaar ka mid ah ayaa kulankan ka soo qaybgalay waxaana looga hadlayey Doorka Aqoonyahanku ku lee yahay Arimaha...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta daahfuray Kulanka wadatshiga siyaasada Waxbarashada...
Munaasabad ay soo qabanqaabiyeen Midowga Africa iyo UNESCO ayaa ka dhacday magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Ethiopia, waxaana ka qeybgalay...
Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo fasaxday shaqaalaha.War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah ubadka Marxuum Maxamed...
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...
RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho