Kulan lagu dhiiro galinayay Kobaca Waxbarasho ee sanadahaan ka hano qaaday Gobolka Mudug aya lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo iyadoo sidoo...
Agaasimaha TVET ka ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Muktaar Cali ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Maamulka Macaahidda...
Maanta waxa aan ka qeybgalay shir aad iyo aad muhiim u ah oo ay ka soo qeybgaleen qaar ka mid...
Muunasabada soo xirtaanka Tababarka waxaa ka soo qeybgalay Guddiga dib-u-habeynta Ciidamada oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda...
Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidamada NISA, Duufaan, Booliska gaarka ah ee Haramacad iyo Ciidanka Xoogga ee Gorgor ayaa howlgal wada...
Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta daahfurtay barnaamij loogu magac daray 'GACALO GABADHEYDAAY'...
Safiirka J. F. Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) ayaa kulan la qaatay maanta Wasiirka arrimaha dibadda...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Oo wehliyo ku-xigeenkiisa Eng Maxamed Cabdi ayaa daah furay Ololaha dhir beerista iyo...
Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Jowhar kusoo gaba-gabeysay kulan wada tashi ah oo lagu diyaarinayo qorshaha hannaanka...
Wasaaradda arrimaha guddaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa tababar ku saabsan Maamulka iyo maareynta Xafiisyada dowlaha hoose uga furtay Magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa 21-kii bishaan Agoosto laba weerar oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab...
RADIO MUQDISHO(GALGADUUD):-Deegaanka Hul-Caduur oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa wajahaya xaalad adag, kaddib markii Bacadku si weyn...
RADIO MUQDISHO:-Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Madey nurey sheikh ufurow, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay...
RADIO MUQDISHO(BEIJING):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdigataax Qaasim Maxamuud, oo magaalada Beijing ee xarunta dalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho