Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xanifa Maxamed Ibraahim iyo wefdi ay hoggaaminayso ayaa dalka Jabuuti...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland...
Wafdiga Soomaaliya uga qeybgalay Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka UPU ayaa ka qeybgalay doorashada hoggaanka ugu sarreeya ururkaas oo shalay ka...
Qeybta dalxiiska ee Bariga Afrika ayaa lumisay in ka badan $ 4.8 bilyan iyo 2 milyan oo shaqooyin ah sannadka...
Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir, qaybta Caafimaadka dugsiyada oo kaashaneysa Ururka Dhakhaatiirta Indhaha Soomaaliyeed (SOMALI OPTOMETRIC ASSOCIATION) ayaa baaritaan indhaha ah...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay guddiyada hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed iyo heer...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Muqdisho kulan kula qaatay madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan...
Wasiirro ka tirsan Galmudug iyo Senator Siciid Siyaad ayaa kormeer ku tagay magaalada Baxdo ee Gobolka Mudug, halkaas oo ay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Hay’ada UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisse, Madaxweynaha...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliso Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug ayaa maanta magaalada...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho