Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr.Cabdirxamaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay Kristina Svenson oo ah wakiilka Bangiga Adduunka...
Xukuumadda Ciraaq ayaa ku casuuntay Iiraan iyo dalalka Khaliijka Carabta oo ay Dehraan kala dhexeyso xurgufta siyaasadeed shir madaxeedka ka...
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa Maanta oo Arbaco ah lagu qabtey Banaanbax looga soo horjeeday argagixisada Al-Shabaab,...
Dalka Afgaanistaan waa Waddan ku yaalla Bartamaha Qaaradda Aasiya, waxaa xuduud la leh wadamada Tajikistan, Uzbekistan iyo Turkmenistan , Iiraan...
Waxaa maanta lasoo gaban gabeeyay fadhiyo dhowr ah oo ay maxkamada Gobolka Galgaduud ka yeelatey dhageysiga dacwad ciqaabeed loo heystay...
Diyaaradaha Dagaalka dowladaha Masar iyo Faransiiska ayaa si wadajir ah u sameeyay dhoolo tus ay kusoo bandhigayeen awoodooda, waxayna diyaaradahan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa bogaadiyay habsami u socodka hannaanka wadatashiga si loo dhameystiro...
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo wafdi balaaran oo isugu jira hay’adaha gargaarka ee Qaramada...
Wasiirka Warfaafinta ee Dowlad Goboleedka Galmug ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga dalka iyo daraawiita Gal-mudug ay ka horatgeen weerar Maleeshiyaadka...
Madaxwayne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cismaan Cilmi Karaash, Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Cagta Cabdiqani Saciid Carab, Wasiir ka...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho