Ciidamo daacad u ah xukuumaddii xilka wareejisay ee Afghanistan ayaa Jimcihii kooxda argagixisada ah ee Daalibaan dib uga qabsaday saddex...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa lagu wadaa in uu maanta oo sabti ah si rasmi uga furmo magaalada Muqdisho. Kulanka...
Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdirahman Cumar Sheekh Nuur ayaa xarigga ka jaray munaasabad dib u dhis...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay Magaalada...
Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo ka qaybgalay kulan uu soo qabanqaabiyay Ururka Midnimada Ummadda Soomaaliyeed ee dalka Finland...
Garoonka kubadda cabta ee magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu bilaabay dayac-tir, waxaana arrintaas u istaagay dhalinyarada xiriirka cayaaraha ee caasimadda Galmudug,...
Madaxweynaha dalka Turkiga Rajeb Tayyib Erdogan ayaa dalalka reer Yurub u soo jeediyey inay qaadaan mas’uuliyadda muhaajiriinta ka imanaya dalka...
Guddoomiyaha Gobolka shabeellaha hoose Cabduqaadir Sheikh Maxamed Nuur (Sidii) ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay deegaanada Sabiib iyo...
Maalinta berri oo Sabti ah ay ay ku beegantahay 21-bisha ayaa waxaa la filayaa in Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada...
Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa jirtay Warar lagu faafinayay Baraha Bulshada, kaas oo ahaa in dadka soo galaya magaalada...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...
Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho