Kulankaan oo ay kasoo qeybgaleen Wasiirka Amniga Gudaha Hirshabeelle, Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Taliyaha Guutada 3aad qeybta 27aad ee...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ugu horeeyn howla kormeer ah ku...
Cawaale Cali Kullane, Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha ayaa ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay warbixinta maalgashiga Shiinaha...
Muuqaalo la soo duubay ayaa muujinaya dad badan oo ka qaxaya dalka Afganistan kuwaa oo ka gudbay xaduudaha dalkaasi uu...
Guddiga doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Hir-Sbabeelle ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay kulan Magaalada Jowhar kula qaateen Guddiga...
Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digay in ay 236,000 oo qof u dhiman karaan xanuunka COVID-19 ee dalalka...
Wasaradda arrimaha gudaha iyo u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Dood Dadweyne oo lagu dhiiri galinaayo doorashooyin nabad ah in...
Tababarkan oo qaatay mudo labo isbuuc ah ayaa lagu tababaray shaqaalaha dab damiska degmada Cadaado oo gaaraya 10 shaqaale waxaa...
Ciidanka Amniga Puntland ee Puntland iyo ciidanka Daraawiishta ayaa hawl-gal wada-jir ah oo lagu sugayo amniga ka sameeyay deegaanada kala...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 67xaalado...
Guddoomiyaha Shacabka Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa guddiga ka dhageystay talooyin wax-ku-ool ah iyo aragtiyo muhiim ah oo ku saabsan...
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...
RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho