Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Ururka 5-aad ee guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ayaa howl-galo qorsheysan oo argagixisada Al-Shabaab looga...
Ilaa 11 Gaari oo loogu talo galay howlgalka sugida Amniga doorashooyinka socda ayaa waxaa lagu wareejiyay Maamulka qeybta Booliiska ee...
Ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ayaa saaka gaaray deegaanada Miliqo, Dabagalo,Cell Cabdi iyo kuwa kale kuwaasi oo hoostaga degmada...
Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka Baay Cabdisalaan Xaaji Siidow oo ay Wehlinayaan Xubnaha kale ee Maamulka ah ayaa waxaa ay...
Wasiirka Amniga ee dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Camaara laga hirgelin doono adeegyada...
Kulankan oo ujeedadiisu aheyd ka tashiga qoondada Haweenka ka soo galaya Galmudug labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Magaalada Dhuusamareeb...
Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ahna xubin ka tirsan Guddiga fulinta CAF, Cabdiqani Saciid Carab, ayaa maanta u ambabaxay dalka...
Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal oo ka hadlay kaalintiisa ku aadan xalinta cabashooyinka kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare...
Wasiirka Amniga ee Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Camaara laga hirgelin doono...
Laacibka Xulka Qaranka Argentina Lionel Messi ayaa isaga tegaya Kooxdiisa hore ee Barcelona, kadib markii Madaxda Kooxda ay si...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho