Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay guddoomiyey kulan hordhac u ah shirka wadatashiga heer Federaal iyo...
Magaalada Samareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa Maanta lagu wadaa inuu ka furmo Shirka Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Samareeb ee caasimadda Galmudug,...
Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada Hirshabeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Koonfur galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa gaaray magaalada Samareeb ee...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Samareeb ayaa waxaa si diirran...
Wasiirka Warfaafinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo maanta kormeer ku tagay Hotelka Afrik ayaa ka tacsiyadeeyay geerida...
Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji, Taliyaha Ciidanka Badda iyo ilaalada Xeebaha Jeneraal Cabdixamiid Dirir, Taliye...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in Xukuumadda oo 3 bilood jirsatay ay waxqabadkeedii 100...
Wasiirka Caddaalada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo u wehliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda ayaa maanta xafiiskiisa...
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya wuxu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa shacabkii xalay waxyeeladu ka soo gaartay weerarkii Hotel Afrik....
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho