Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ibraahim Aadan...
Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ku guuldareystay in ay furaan kulankoodii, kadib markii ay soo xaadiri waayeen xildhibaanadii...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad ciqaab ah oo loo heysto toddobo qof, kuwaasoo xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud...
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa si guul leh ugu gudbisay deeq isugu jirta raashin iyo dhar 6,000 qoys...
Lataliyaha amniga Qaranka mudane Xuseen Macallin Maxamuud ayaa faah-faahin ka bixiyay qorshaha howlgalka cusub ee Ciidanka AUSSOM oo dhawaan si...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) oo kaashanaysa Wasaaradaha Gargaarka ee Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, iyo Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP),...
Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Howlgalka Militariga Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa iskaashanaya si ay u fuliyaan howlgal duqeyn ah oo...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo...
Ciidamada Qaranka iyo geesiyaasha xaq u dirirka ah ee gobolka Hiiraan ayaa saakay Khawaarijta ku laayay aagga deegaannada Beera yabaal...
Wasiirka Deegaanka iyo isbeddelka Cimillada Soomaaliya mudane Bashiir Maxamed Jaamac oo uu wehliyo Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...
Guddiga Fulinta ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa kulan la xiriiray dardargalinta howlaha ururka iyo la socodka xaaladda Dalka Soomaliya...
Saaxiibada caalamka oo kaashanaya Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal bartilmaameed ah oo 10-kii bishii December ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo xiray shirka Machadka Heritage ee ka socday magaalada...
Statement on the 70th Independence Day of the Republic of Sudan H.E. Abdisalam Abdi Ali Minister of Foreign Affairs and...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho