Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka gaarka ah ee Xoghaya...
Madaxweynaha dowlad gobaleedka KGS mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo uu Wehliyo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliaya Xasan Xuseen...
Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji, ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda ku meel gaarka ah ee...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa muujisay sida aysan ugu qanacsaneyn go’aanka Golaha Wasiirada Jaamacada Carabta ay Talaadadii shalay ka soo...
Wasiirka Arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa la kulmay Wasiiru dowalaha arrimaha dibadda ee dowladda Qatar...
Ciidamada Amaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa la wareegay gooba ay ku dhumaleeysanayeen Xubno ka tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab, halkaasi oo ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeelloobay qaraxii bahalnimo ee argagixisadu ay...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, Wasiiru dowlaha Mudane Balal Maxamed Cusmaan, Wasiir kuxigeenka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa galabta kulan la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Kate...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo bahda Booliska uga tacsiyadeeyay geerida ku timid...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u...
Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis...
Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho