Howlgalkan oo uu hoggaaminaayey Taliyaha Qeybta Boliiska gobalka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Ciidamada Boliiska ee gobalka Bari...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Maalmahan safar Shaqo ugu maqnaa Dalka Dibaddiisa...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumariunta Dhaqalaha XfS, ayaa maanta la saxiixday laba heshiis oo lagu caawinayo Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kormeeray dhismeyaasha cusub ee lagu...
Ra’isulwasaare ku xigeenka itoobiya ahna wasiirka arimaha dibadda Demeke Mekonnen ayaa sheegay in howlgalka ka socda gobalka Tigray ee waqooyiga...
Maamulka gobalka Banaadir ayaa bilaabay wajigii labaad ee bilic soocelinta waddooyinka caasimadda,wajiga hore ayaa ah nadiifinta carrada ay keneen biyaha...
Mr. Pashinyan waxaa heysta cadaadis uga imaanaya shacabka taas oo ka dambeysay saxiixa heshiiska gobolka Nagorno-Karabakh ka dib dagaalkii lix...
Safaaradda Soomaaliyeed ee K/Afrika ayaa kulan u qabatay Ardayda Soomaaliyeed ee dalkaasi,waxaana kasoo qeybgalay Madax ka socotay Jaamacadaha UNISA,Vaal iyo...
Xaflad si wayn loo soo qabanqaabiyay oo lagu dhawaynayay madaxwaynaha maamul goboleedka KGS Cabdicasiis Xasan Muxamed Laftagareen ayaa lagu qabtay ...
Gantaalladda ayaa laga soo tuuray Itoobiya waxayna ay ku dhaceen caasimadda dalka deriska la ah ee Eritrea, sida ay sheegeen...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho