Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay...
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka, kaas oo...
Kooxa hubeysan ayaa ku dilay gobolka Jalisco ee Mexico 11 qof, iyagoo sidoo kalena dhaawacay 2 qof . Bayaan kasoo...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka daah-furtay munaasabad lagu maamuusayo dhaqanka Soomaaliyeed, si loo baro Dhalinyarada...
Laba Askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ku geeriyootay qarax Miino oo goordhow ka dhacay agagaarka Dugsiga...
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa fariin u dirtay Bulshada Gobolka Mudug taasoo la xariirta saamaynta safmareenka Covid 19 Cabdikariin Abshir Ciise...
Maleeshiyaad katirsan argagixisada Al-shabaab ayaa waxeey isku dayeen inay weerar kusoo qaadaan degmada Qansax Dheere ee gobolka Baay waxaana halkaasi...
Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Tunisia oo sameysay howl gal looga hortegayo falalka tahriibinta ayaa soo qabatay 87 qof, kuwaas...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 304...
Marxaladda soo labo kacleynta xanuunka Safmarka ah ee COVID-19 oo saameyn balaaran ku yeelatey Dalka oo dhan ayaa todobaad gudihii...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho