Maxkamadda racfaanka Dalka Mareykanka ayaa taageertay Xukunka sadax nin oo cadaan ah oo qorsheeynayay in Bam ku qarxiyaan dhismo dabaq...
Qeybinta Gargaar loogu talagalay dadka ay xaaladda bini-adanimo heysato ayaa ka socota degmada Xudur ee gobolka Bakool, sida uu ku...
Xaaladda degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta degan ka dib markii shalay dagaal ay ku soo qaadeen maleeshiyaad...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Guddi ku meel gaar ah oo maamula u magacawday degmada Wasil gobolka Mudug....
Kulanka guddiga amniga gobalka Mudug ee Puntland oo uu shir gudoominayay wasiir ku xigeenka amniga Dowlad Goboleedka Puntalnd Cabdullaahi Cabdisalaan...
Wasiirka Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Madax waaxeedyo ka tirsan wasaarada Caafimaad ka Puntland...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay caddaynaysaa in ay maleeshiyo ay soo hubaysay Dowladda Kenya xalay weerar qaawan kusoo qaadeen Degmada Beled...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa sheegay in aysan cid gaar ah u xirnayn keenista...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo booqasho rasmi ah oo saddex maalmood ah...
Guddoomiyaha Degmada Xamar Weyne Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir oo ka hadlayay heerka uu marayo dhismaha laamiga ee isku xira Shabeelle ilaa...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa kulan la yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Maxamed Hassan, oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Warbaahinta Masar ayaa si rasmi ah u shaacisay in laba qof ay dhinteen, halka 25 qof oo kalena ay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho