Morocco ayaa noqotay wadankii u dambeeyay oo ka tirsan jaamacadda Carabta oo Israel kula heshiiya soo celinta xiriirka diplomaasiyadda iyadoo...
Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee Qaramada Midoobe oo ay hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy Isaac ayaa gaaray...
Golaha Wasiirada XFS, ayaa maanta ansaxiyey Hindise-sharciyeedka sharciga Laysimada Ganacsiga Soomaaliya oo ah sharci muhiim u ah nidaaminta ganacsiga, kobaca...
Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Maal -gashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha XFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Taliska Ciidanka ARICOM ayaa duqeyn cirka ah u gaystay warshad Alshabaab leedahay oo qaraxyada lagu...
Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka, xukuumadda Soomaaliya, marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda maalinta caalamiga...
AMISOM ayaa qalab isboorti oo loogu talo galay dhalinyarada ciyaaraha ugu deeqday kooxaha kubada cagta ee ka jira magaalada Kismaayo....
Xeer ilaaliyaha maxkamadda dambiyada dagaalka ICC ayaa arbacadii sheegtay in ay joojisay baaritaan hor u dhaca ahaa oo ka dhan...
Madaxwaynaha Tanzania ayaa xil ka qaadis ku sameeyay wasiir ku xigeenka wasaaradda macdanta ka hor inta uusan xafiiska la wareegin,...
Ciidanka kumandooska Gorgor ee xoogga dalka ayaa saaka argagaxisada Alshabaab kala la wareegay degaanka Gendershe, ee gobolka Shabeelaha hoose, sida...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho