Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay wasiirka wasaaradda haweenka iyo...
Waxaa maanta aduunka laga xusayaa maalinka caalamiga ah ee xanuunka H IV AIDS taas oo Qaramada Midoobe ay qabato sanad...
Waaxda nadaafadda iyo bilic soo celinta maamulka gobolka banaadir oo kaashaneysa waaxda gaadiidka ayaa howlo nadaafadeed ka sameeyay 4 Degmo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa maanta daahfuray kulan wadatashi...
Wefdiga wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee xukuumadda Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) oo ku sugan magaalada Garoowe, ayaa...
Sarkaal sare oo ka tirsan laamaha amniga ee Iran ayaa ku eedeynaya in Israel ay dishay Mohsen Fakhrizadeh oo ahaa...
Ciidanka amniga ee ka howl gala degmada warta Nabadda gaar ahaan waaxda horseed laanteeda Nationka ayaa xalay abaare 1:15am ku...
Sida lagu sheegay qoraal ay baahisay wasaarada arimaha dibada Mareykanka waxaa taleefan ku wada hadal ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed iyo...
Kulankan ujeedkiisu ahaa sidii loogu gurman lahaa dadka ay saameeysay Duufaantii Gati ee ku dhufatay Gobolka Bari oo khasaaro weyn...
Tababarkan Waxaa Daah-furay wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xil.Maxamed Cali Xagaa waxaana ka qeybgalayay Saraakiil ka Socotay Taliska Ciidanka XDS iyo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho