Kulankan watashiga ah oo lagu xaqiijinayay Istaraatijayada Qaranka ee xalka-waara ayaa maanta lagu qabtay magaalada muqdishu kaasoo socon doonto muddo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay daawashada dhammaadka tartanka ciyaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir....
Muqdisho , November, 30, 2020 - Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta...
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha,xukuumadda Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa booqasho ku joogta Dawlad Goboleedka Puntland ayaa...
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa baarlamaanka dalkaas u sheegay in ciidamada dawlada Itoobiya aysan hal qof oo rayid ah...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Isniin ah kula kulmay xafiiskiisa Wasaaradda...
Magaalooyinka Kidal, Gao iyo Menaka ee dhaca waqooyiga Mali ayaa hal mar lala beegsaday weerar gantaalo ah. Weerarkaan ayaa ahaa...
Ciidanka xoogga dalka ayaa cagta mariyey maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo saakay weerar kusoo qaaday magaalada Bacaadweyn ee gobolka Mudug...
Waxaa Maalintii Afaraad ka socda Magaalada Baydhabo ka Shirweynaha wadatashiga guddoomiyeyaasha gobollada Iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shirka oo ay...
Galabta waxaa la filayaa inay garoonka Eng.yariisoow ay isku wajahaan ciyaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho