Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga oo soo saaray markab dagaal oo noociisa horey loo arag

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Turkiga oo soo saaray markab dagaal oo noociisa horey loo arag
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horeysay daaha ka qaadaysa nooc cusub oo gaadiid gaashaaman oo badda ah kaas isaga is wada, markabkan loo yaqaano SIDA wuxuu yeelan doonta garaad maskaxeed macmal ah.

Doonta waxaa farsameeyay labo shirkadood oo Turki ah oo  lagu kala magacaabo Ares Shipyard iyo Meteksan, bisha soo socota ayay howlgali doontaa sida qorshuhu yahay.

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026

Khubarada gacanta ku haya farsamada markabkan cusub ayaa sheegay in bisha Maarso la tijaabin doono gentaalada ku rakiban markabkan isaga is- wada, sida uu sheegay maamulaha shirkadda Ares Shipyard Mr. Utku Alanc.

Markabkan ayaa la filayaa in door weyn uu ka ciyaari doono difaaca dhanka xeebaha badda Mediterranean oo Turkiga isku hayaan dalalka Giriiga iyo France.

Awooda markabka loo yaqaano  SIDA

Markabka SIDA wuxuu dhererkiisu gaarayaa 400-kilometre- isagoo saacaddii jaraya masaafo dhan  65km. Waxaa ku xiran qalab isgaarsiin oo awood u siinaya in si isku mid ah u howlgalo habeen iyo maalin.

Markabkan waxaa loo farsameeyay qaab casri ah waxaa laga maamulayaa saldhigga barriga ama dhulka, waa gaadiid guur guura oo biyaha sabeynaya, sida maraakiibta waa weyn ee xambaara diyaaradaha.

Markabka SIDA waxaa uu kaalin mug leh ka qaadan doonaa howlgalada, badda, kuwa kooxaha burcadda dhanka ah, gelbinta gaadiidka badda, difaaca  iyo ilaalinta xarumaha istiraatijiga ah,  sirdoonka iyo arrimo kale.

“SIDA wuxuu leeyahay qalab electoronic ah oo dagaalka loo adeegsano. Sidoo kale wuxuu leeyahay qalab ku damin karo isgaarsiinta GPS loo yaqaano oo sheegta Meesha sheyga ama qofka uu joogo ,” Erdal Torun, oo ah madaxweyne ku xigeenka shirkadda qalabka difaaca soo saarta ee Keteksan ayaa sidaa yiri.

Markabkan waxaa ku rakiban gentaalada gudaha Turkiga lagu sameeyay oo lagu hagayo qalabka casriga ah ee Laserka ah sideed KM ayuu bartilmaameedkiisu ka beegsan karaa.

Ahmiyadda uu leeyahay Markabka SIDA

Markabkan isaga is-wada waxaa loogu talagalay in Turkiga ku ilaaliyo danahiisa badda Mediterranean oo xilligan Ankara ahmiyad weyn siiso.

Maamule Alanc ayaa SIDA ku sifeeyay hub aan caadi aheyn oo maraakiibta kale ka wanaagsan, mana jiro tusaale isaga oo kale ah oo maanta dunida yaala.

Waa awood militiri oo loo adeegsan karo khilaafaadka dhanka badaha isagoo lamid ah diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee dhowaan Turkiga soo saaray oo UAV loo yaqaano oo kaga dagaal galay gudaha Suuriya.

Previous Post

Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo ka warbixiyay taariikhda soo jireenka ah ee ka dhexeeya Labada dal “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul wasaaraha oo la kumay odayaash dhaqanka Caabudwaaq +Sawirro

Next Post
Ra’iisul wasaaraha oo la kumay odayaash dhaqanka Caabudwaaq +Sawirro

Ra'iisul wasaaraha oo la kumay odayaash dhaqanka Caabudwaaq +Sawirro

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In