Kulankan oo ay soo agaasintey Wasaarada Qorsheynta Galmudug ayaa ujeedadiisu ahaa sidii tashi looga yeelan lahaa fulinta mashruuca horumarinta Dhaqaalaha...
Maamulka Hano Academy iyo ardayda machadka ayaa soo saaray ku dhawaad saddex kun oo ah face mask oo la isaga...
Deegaanka Laasa Cadale, oo qiyaastii 20km dhanka bari kaga toosan magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa laga hirgeliyay ceel biyoodkii ugu horeeyay,...
Warqad ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha degmada Warsheekh, ee gobolka Shabeelaha Dhexe, ayaa lagu hakiyay dalxiiskii lagu tagi jirey magaalo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM way ka war hayaan sheegashada saxaafadda qaar oo taageero u ah Alshabaab...
Howlgalka waxaa laga fuliyay waddada xiriirisa deegaanka Janaale iyo magaalada Marka, halkaas oo maleeshiyaadka argagaxisada ku aaseen miinooyin aad u...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo gudanaysa waajibka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba waxii kasoo kordha xaaladda...
Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay inay geeriyoodeen seddax qof oo kamid ah dadkii uu gudaha dalka ku helay cudurka COVID-19, taas...
Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar), ayaa caawa ku celiyay in magaalada Muqdisho uu ka dhaqan gelayo bandow...
Wasaaradda Gaashaandhigga dalka ayaa war ka soo saartay askar lagu eedeeyay fal kufsi
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta qabtay kulan lagu soo bandhigayay Natiijada Qiimeynta iyo Hubinta Hufnaanta Qabashada, Xisaabinta iyo...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Belgium ayaa maanta qabtay muddaharaad ay kaga soo horjeedeen faragalinta qaawan Isra'iil ee ka dhanka ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa galabnimadii Sabtida kulan kula...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho