Wafdi ka kooban xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan Maamulka Hirshabelle kana mid ah Xubnaha Degmada Matabaan ku matala Hirshabelle ayaa...
Guddoomiyaha aqalka sare oo soo jeediyay in shuruucda golaha shacabka ansixiyey la soo marsiiyo aqalka sare sida uu qabo dastuurka,kaddib...
Wasiirka arrimaha gudah dowlad goboleedka Koofur galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray maanta xilka uga qaaday Xoghayihii...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa galabta galinkii dambe ee maanta dib ugu laabtay magaalada dhuusamareeb ee...
Gudoomiyaha golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal sheikh Cabdirahmaan ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda...
Beeraaleyda gobolka Mudug gaar ahaan kuwa deegaaanka Docolle ee duleedka Bari Magaalada Galkacyo ayaa bilaabay beerashada dalaga nuuyadiisa khudaarta oo...
Wasiirka Waxbarashada Kenya, George Magoha ayaa maanta oo Salaasa ah ku dhawaaqay in imtixaanka Qaranka dalkaasi, aanu qabsoomaynin sanadkan sababa...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka duuleysa dib u eegidda lagu sameeyay xannibaadaha jira ee lagula tacaalayay faafidda cudurka...
Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr Cabdirxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta shir guddoomiyaya kulanka hormarinta maaliyadda dalka oo hab muuqaalka...
Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa lagu soo warramayaa inay si weyn u adkeeyeen ammaanka magaalada Dhuusamareeb...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxammed Odawaa, ayaa hoggaaminayay wafdi ka koobnaa diblomaasiyiin ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho