Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/guuto Odawaa Yuusuf Raage oo xalay shir jaraa'id Ku qabtay Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa...
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Magaalada Gaalkacyo...
Wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa garoonka Aadan cade ee Magaalada Muqdisho salaadda jinaasadda kula tukaday allah ha naxariistee...
Ciidanka Police-ka Kenya ayaa dilay nin loogu shakisanaa inuu yahay Al-Shabaab iyo laba carruurtiisa ah oo uu gabaad ka dhiganayey...
Puntland oo dib u fureysa maxkamadaha xili weli uu jiro covid-19 waxaa maanta shir ku wada yeeshay xarunta Wasaaradda caafimaadka...
Banaanbaxyo cusub oo sii xoogaysanaya marba marka ka danbaysa ayaa ka dhacay qaar kamid ah magaalooyinka dalka Mareykanka kuwaas oo...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin wuxuu saxeexay qaraar ama go’aan dhigaya in Wasaaradaha Difaaca iyo Arrimaha dibedda ee dowladiisu ay wada...
Galabnimadii 21-ka May,2020 ayay unug ka tirsan ciidanka gaarka ah ee Danab hawlgal qorsheysan ka fuliyeen meel u dhaw tuulada...
Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ayaa sheegtay in wiil dhalinyaro ah oo reer Falastiin ah ay dileen Ciidamada Israa’iil oo ku sugnaa...
Dadka uu ku dhacay xanuunkan dunida qalqaliyay ee Corona Virus ayaa kor u dhaafay 6 Milyan, sidda ay ku warameen...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho