Dowladda aynu Walaaha nahay ee Turkiga ayaa agab loogu talagalay ka hortagga COVID-19 soo gaarsiisay magaalada Muqdisho. Diyaaraddii siday shixnadda...
Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa Degmooyinka Cadalle. Warsheekh iyo Balcad si kumeel gaar ah uga hakiyay dadkii dalxiiska utagi jray...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo caawa ka hadlay dhibaatada uu COVID-19 ku hayo dalkeena iyo...
Xukuumadda, Maamulka Gobalka Banaadir, Taliska Booliska, Culimada iyo Dhaqaatiirta ayaa si toos ah bulshada ugala hadlay xaaladda COVID-19 ee dalka....
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranku ayaa bulshada Soomaliyeed u xaqiijiyay in wararka beenta ee lagu sheegay in gudigu ku...
Kulankan oo ay soo agaasintey Wasaarada Qorsheynta Galmudug ayaa ujeedadiisu ahaa sidii tashi looga yeelan lahaa fulinta mashruuca horumarinta Dhaqaalaha...
Maamulka Hano Academy iyo ardayda machadka ayaa soo saaray ku dhawaad saddex kun oo ah face mask oo la isaga...
Deegaanka Laasa Cadale, oo qiyaastii 20km dhanka bari kaga toosan magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa laga hirgeliyay ceel biyoodkii ugu horeeyay,...
Warqad ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha degmada Warsheekh, ee gobolka Shabeelaha Dhexe, ayaa lagu hakiyay dalxiiskii lagu tagi jirey magaalo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM way ka war hayaan sheegashada saxaafadda qaar oo taageero u ah Alshabaab...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...
Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Isimmada dhaqanka ee deegaannada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho