Madaxda sare ee Shirkaddii Barakaat ayaa soo dhoweeyay go'aankii maanta uu Mareykanka xayiraada uga qaaday Shirkadaas kadib markii lagu waayay...
Guddoomiye ku-xiggeenka Labaad Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Mahad Cabdalle Cawad oo safar shaqo ku joogay maalmihii ugu dambeeyay caasimadda...
Ciidamada xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa howlgalo muddooyinkan dambe ay ka wadeen gobolada Dalka ayaa dhul balaaran ka qabsaday maleeshiyada Alshabaab,sida...
Kulamo ay guddiyada sare ee Banigga adduunka iyo IMF yeesheen 12-13-kii Bishaan ayey uga doodeen dekumenti ay shaqaalaha bangiga adduunka...
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ansixiyay xubna lagu biiriyay guddiga sare ee bangiga...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saartay oo nuqul kamid ahna uu soo gaaray Wakaaladda wararaka (SONNA) si kulul...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa maanta magaalada Nayroobi ka furay shir u...
Berne, Switzerland – 13 Febraayo 2020) Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa heshiis la saxiixatay Midowga Boostada Adduunka (UPU), kaas...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka dalka ayaa si faahfaahsan...
Muqdisho-(Radio Muqdisho)-300 oo Askari oo iskugu jira Saraakiil iyo ku xigeeno ahna dufcaddii 1-aad ee Ciidanka Daraawiishta Soomaliya ayaa Maanta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...
Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho